Ruushka oo Xil Muhiim ah u magacaabay Atoore Caan ah oo u dhashay Mareykanka

Dowlada Ruushka ayaa xil sharafeed muhiim u ah waxa ay u magacawday Atoore caan ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Steven Seagal , atoorahan ayaana sanadkii 2016-kii la siiyay dhalashada dalka Ruushka. Steven Seagal ayaa loo magacaabay in uu noqdo Ergayga gaarka ah ee u fadhiya magaalada Washington, dowlada Ruushka ayaana dooneysa in Atoorahan … Continue reading Ruushka oo Xil Muhiim ah u magacaabay Atoore Caan ah oo u dhashay Mareykanka